Faahfaahin: Kooxo hubeysan oo saddex qof ku dilay degmada Belad-xaawo

Faahfaahino ayaa ka soo baxaya masuuliyiin kala duwan oo xalay lagu dilay degmada B/xaawo ee gobolka Gedo. Masuuliyiintan oo ka kooban labo nin iyo haweeney ayaa waxaa siyaabo kala gooni ah ugu dilay degmada dabley hubeysan oo la aaminsan yahay iney ka tirsan yihiin Al-Shabaab. Dadka la dilay ayaa kala ahaa Cabdi Cali Keynaan oo … Continue reading Faahfaahin: Kooxo hubeysan oo saddex qof ku dilay degmada Belad-xaawo